Dhageyso G/Kuxigeenka Maaliyadda Gobolka Sh/Hoose Oo Xaqiiyey In Mooryaanta Habargidir Ka Dambeeyeen Dilkii G/Kuxigeenka Buulo Mareer Cabduqaadir Xuseen

Alle ha u naxariiste shaley gelinkii dambe waxaa magaalada Buulo Mareer ee gobolka Shabeelaha hoose lagu dilay gudoomiye kuxigeenkii Buulo Mareer Cabduqaadir Xuseen.

Dilka waxaa geystay maleeshiyaad uu horkacaayey Xasan Jaamici oo dowladda Villa Somalia u ah Taliye Urur ciidan oo ka howlgalo Shabelaha hoose balse ujeedada loo soo diray ay tahay inuu mooryaanta Habargidir ee boobka waddo ku ilaaliyo gobolka Sh/hoose.

Gudoomiye kuxigeenka dhaqaalaha gobolka Sh/hoose C/fitaax Xaaji Cabdulle ayaa xaqiijiyey in maleeshiyaadka Xasan Jaamici ee saldhigga ku leh Buulo Mareer ay dileen Cabduqaadir Xuseen.

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise