Sheikh Madobe speaks to journalists at Kismayo International Airport in this handout photo taken and released by the African Union-United Nations Information Support team November 30, 2012. The Sheikh answered questions regarding the recent liberation of Kismayo from al-Shabab and the future of the region. Kismayo was liberated from al-Shabab rebels nearly two months ago, when Kenyan and Somali government forces attacked the militants' last bastion, and the return of relative calm has generated activity for the port. Mandatory Credit REUTERS/AU-UN IST Photo/Tobin Jones/Handout (SOMALIA - Tags: POLITICS ENERGY CIVIL UNREST) FOR EDITORIAL USE ONLY. NOT FOR SALE FOR MARKETING OR ADVERTISING CAMPAIGNS. THIS IMAGE HAS BEEN SUPPLIED BY A THIRD PARTY. IT IS DISTRIBUTED, EXACTLY AS RECEIVED BY REUTERS, AS A SERVICE TO CLIENTS. MANDATORY CREDIT

Madaxweynaha Jubba Axmed Madoobe Oo U Dhoofay Dalka Kenya

Waxaa saacado ka hor ka dhoofay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose madaxweynaha Jubba Axmed Madoobe.

Axmed Madoobe ayaa safarkiisii ugu horeeyey ugu kicitamay dalka Kenya kadib markii maalmo ka hor mar kale loo cusbooneysiiyey inuu hogaamiyo maamulka Jubba.

Socdaalka Madaxweynaha Jubba Axmed Madoobe ayaa si toos ah u muujinaayo in qolooyinka fadhigooda yahay Villa Somalia aysan dalka ka talinin.

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise