Shariif Sakiin Oo Dhaqaalahii gobolka Shabeelaha Hoose Gacanta u geliyay Mooryaan Cali Nuur (Cali Takfiir)

Dhaqaalahii gobalka shabeelaha Hoose oo Shariif Sakiin gacnta u geliyay mooryaan Cali Nuurre Siyaad si ay ula dagaalamaan ciidamada deegaanka ,oo Mooryaanta mar hore kasifeeyay,deegaanada hos taga Marka iyo hareraheeda.

War xaqiiqo ah oo aan helayno ayaa waxa ay sheegayan in Shariif Sakiin dib u dhigay  saf uu ku tegi lahaa magaalada Marka, kadib  markii loo sheegay in Marka iyo Hareeraheeda  ay ku sugan yihiin Ciidamada deegaanka  ee xaq u dirarayaasha , Shariif Sakiin iyo Mooyaan Cali Nuurre Siyad aya ku heshiiyay in lagu bixiyo dhaqaale xoogan si looga saaro magaalda Ciidamada Deegaanka,ka dibna Shariif uu sidaasi ku tago Magalada Marka.

Shariif Sakiin iyo Cali Nuure siyaad ayaa u qorshaaeyay Mareshiyadooda Dhaqaale Gaaraayo 200 $ laba kun oodolar Inay ku bixindoonaan  Maalintii, si aanay maleeshiyada uga soo cararin Ciidamada deegaanka Maadamaa ay is horistaagi waayeen Awooda ay leeyihiin ciidamada deegaanka.

Labadaan dhiig cabka ah ayaa doonaaya in gobalka soo geliyaan ciidamo gaaraya 400 ,afrboqol oo maleeshiyo dhul boob ah kuwaas oo qarshdooda ay bixinaayaan Shariifsakiin iyo Cali Nuure Siyaad. Oo ku fashilmay in uu awood uga adkaado ciidamada soomajeestayasha ah eek u sugan Degmooyinka Marka, Nambar Konton iyo Janaale.

Shaqadii Amniga Iyo tii Maaliyada Gobalka shabeelaha hoose ayaa shariif Sakiin wakiil uga ah Cali Nuurre Siyaad oo ah Mooryaanka soo hayaamay Gobolada dhexe , halka Gudomiye Kuxigeenka Maaliyada Gobalka Shabeelaha Hoose  Mudane C/fataax Cabdulle Yuusuf ayaa Shariif  Sakiin Ku qanci waayay howshiisa, Maadaamaa uu yahay nin inta badan ka hadla tacdiyada ay geeystaan maleeshiyada dhulboobka ah .

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise