Xaaska Ra’iisul wasaare Sharmarke oo lagu xiray Jomo Kenyata kadib markii xabado Laga helay…

Qaar ka mid ah awrbaahinta caalamiga ah ayaa qoray in xaaska Ra’iisul wasaare Sharmarke lagu xiray garoonka diyaaradaha ee Jomo Kenyata ee magaalada Nairobi mudo sii horeysay iyadoo ku sii socotay dalka Mareykanka.

Marwada wasiirka kowaad ayaa xarigeeda la sheegay in uu yimid kadib markii boorsadii safarka ee ay sidatay laga helay Xabbado.

Wararka ayaa intaa ku daraya in boorsada marwada wasiirka Kowaad Casha Yasiin laga helay 16 xabadood mar ay ku sii socotay Mareykanka Sabtidii la soo dhaafay

Marwa Caasho ayaa lagu sii daayay damaanad, waxaana loo ogolaaday in ay safarkeeda sii wadato laakiin marka ay soo noqoto kiiskeeda maxkamad loo gudbin doono.

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise