Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanada Kenya iyo Soomaliya Oo Muqdisho Kulan uga socdo

Wafdi ka socda baarlamaanka dalka Kenya iyo xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaliya ayaa kulan uga socdaa madaxtooyada Villa Soomaliya.

Wafdiga ka socda baarlamaanka Kenya ayaa ka kooban 16 xildhibaan, waxaana dhinqca soomaliya uga qeybgelaya kulankaas gudoonka baarlamaanka iyo gudiyo ka tirsan baarlamaanka.

Wafdiga Kenya ayaa waxaa ka mid ah gudiyada difaaca iyo arimaha dibadda.

Ilaa hadda shaaca lagama qaadin waxa ay ka wadahadleen labada wafdi.

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise