Dagaal Culus Oo Ka Socda Gudaha Magaalada Marka

Dagaal culus ayaa goor dhow ka bilowday gudaha magaalada Marka.

Dagaalka ayaa waxa uu bilowday kadib markii ciidamada deegaanka ay weerar culus ku qaadeen haraadiga maleeshiyada Habargidir ee ku jira gudaha magalada.

Dagaalka ayaa ah mid culus, ciidamada deegaankana waxa ay ku sii siqayaan bartamaha magaalada.

Ilaa hadda ma cada qasaaraha ka dhashay dagaalka.

Wixii warar dheeraad ah waa idin soo gudbin doonaa..

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise