Ra’iisul wasaare Sharmarke Oo Magacaabay Xoghayaha Joogtada Ah Ee…

Ra’iisul wasaare Cabdirashiid Sharmarka ayaa magacaabay xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda arimaha gudaha ee dowladda Soomaliya.

Jagadan ayaa waxaa loo magacaabay Yaxye Cali Ibraahim oo horay la-taliye ugu ahaa wasiirka arimaha gudaha.

Yaxye ayaa ah gudoomiyaha jaamacadda Somali International University ee magaalada Muqdisho.

Magacaabista Yaxye Cali Ibraahim ayaa ku soo baxday maanta warbaahinta rasmiga ee xukuumadda iyadoo wareegtada lagu magacaabay ay taariikhdeeda ahayd 15-ka bishan Ogosto.

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise