Daawo Sawiradda Nin Ay Maleeshiyada Xasan Jaamici Si Xun Ugu Dhaawaceen Buulo Mareer

Siciid Yusuf Geedi oo si arxan daro ah ugu dhaawaceen maleeshiyada Xasan Jaamaci maalmo ka hor deegaanka Buulo Mareer ayaa hadda lagu dabiibayaa magaalada Muqdisho.

Siciid ayaa dhaawac halis ah u geysteen maleeshiyada Habargidir ee uu hogaamiyo Xasan Jaamici oo ku sugan Buulo Mareer, sababta ay u bartilmaameedsadeena ay tahay uu ka mid yahay dadka deegaanka.

Siciid Geedi oo ahaa qof rayid ah ayaa maleeshiyada naflacaariga ah ee Habargidir ee dagaal dhulboobka ah ka wada Sh.Hoose.image image image

 

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise