Dhaq dhaqaaqa Deegaanka Muuri oo Dib Usoo Laabtay iyo Ciidamada Deegaanka oo Si Buuxda U Sugaya Amaanka (Sawiro)

Deegaanka Muuri oo ka tirsan Degmada Nambar 50 ee Gobolka Shabeelada hoose ayaa waxa dib ugu soo laabtay dhaq dhaqaaqa ganacsi iyo adeegyada Bulshada.

Ciidamada Deegaanka ayaa dhawaan la wareegay Amaanka ka dib markii ay kala ceyriyaan Maleeshiyaad loo soo geliyey Shaar Milateri oo intay deegaanka joogeen dadka u geystay dhibaatooyin kala duwan.

Waxaa si xawli ah ku socda adeegyada ganacsiga, waxaana sii kordhaya dadka kusoo laabanaya guryahooda oo ay ka maqnaayeen labadii sano ee ugu dambeysay.

Deegaanada ay soo celiyaan Ciidamada deegaanka ama gacantooda soo gala ayaa loogu bartay inay dib ugu soo celiyaan adeegyada bulshada.

IMG_0458

IMG_0459 IMG_0460 IMG_0461 IMG_0462 IMG_0463 IMG_0464 IMG_0465 IMG_0466 IMG_0467 IMG_0468 IMG_0469 IMG_0470 IMG_0471 IMG_0472 IMG_0473 IMG_0474 IMG_0475 IMG_0476 IMG_0477 IMG_0478 IMG_0479 IMG_0481 IMG_0482 IMG_0483 IMG_0484 IMG_0486 IMG_0487 IMG_0488 IMG_0489 IMG_0490 IMG_0491 IMG_0492 IMG_0493 IMG_0496

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise