Dowladda Sacuudiga Oo Iibsaneyso Gantaalada “Iskender M” Ee Nuclear-ka Xambaaro (Sawiro)

Dowladda Sacuudiga ayaa si weyn u doondooneyso inay soo iibsato Sawaariikhda difaaciga ah iyo kuwa lidka diyaaradaha isla markaasina xambaaro madaxa hubka Nukliyerka.

Sawaariikhdan ayaa lagu magacaabaa “Iskender M” , waxaa soo saaro shirkad laga leeyahay dalka Ruushka, waxaana sawaariikhdan lagu soo bandhigay bandhigga sanadlaha ee hubka 2015-ka taas oo soo dedejisay in sacuudiga ay ku dhawaaqaan iibsiga sawaariikhdan.

Shirkadda soo saarto sawaariikhda “Iskender M” ayaa sheegtay in saaruukhyadooda “Iskender M” ay ku jiraan liiska ay ogolaatay dowladda Ruushka in dalka dibaddiisa loo iib geeyo balse aan la ogoleyn in dalka ruushka dibadda looga saaro ka hor sanadka 2016-ka.

1 2 3 4 5

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise