Sheikh Madobe speaks to journalists at Kismayo International Airport in this handout photo taken and released by the African Union-United Nations Information Support team November 30, 2012. The Sheikh answered questions regarding the recent liberation of Kismayo from al-Shabab and the future of the region. Kismayo was liberated from al-Shabab rebels nearly two months ago, when Kenyan and Somali government forces attacked the militants' last bastion, and the return of relative calm has generated activity for the port. Mandatory Credit REUTERS/AU-UN IST Photo/Tobin Jones/Handout (SOMALIA - Tags: POLITICS ENERGY CIVIL UNREST) FOR EDITORIAL USE ONLY. NOT FOR SALE FOR MARKETING OR ADVERTISING CAMPAIGNS. THIS IMAGE HAS BEEN SUPPLIED BY A THIRD PARTY. IT IS DISTRIBUTED, EXACTLY AS RECEIVED BY REUTERS, AS A SERVICE TO CLIENTS. MANDATORY CREDIT

Axmed Madoobe Oo Maanta Markale Loo Dooranaayo Madaxweynaha Jubbaland

Waxaa maanta lagu wadaa inay ka dhacdo Magaalada Kismaayo Ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose doorashada madaxweynaha cusub ee Jubbaland.

Musharaxiinta oo tiradooda ay gaareyso 4 qof oo ugu cadcad yahay madaxweynaha talada hdda haayo ayaa waxay kala yihiin Axmed Maxamed Islaam (madaxweynaha talada haayo), Maxamed Cismaan Yuusuf, Hilowle Aadam Maxamed iyo Cismaan Xaaji Fayruus.

Madaxweynaha cusub ee Jubbaland waxaa dooran doona Xildhibaanada Baarlamaanka Jubbaland oo mar hore kalsoonida uu kala laabtay Baarlamaanka Federalka, wakiilada dooranayo madaxweynaha Jubbaland ayaa tiradood guud ay tahay 77 xubnood.

Waxaa si weyn loo saadaalinayaa in Axmed Madoobe uu ku soo laabanayo kursiga madaxweynaha, waxaana jiro astaamo badan oo arimahaas muujinaayo sida kuraasta Baarlamaanka Jubbaland oo tirada ugu badan ay la wareegeen beesha Axmed Madoobe iyo beelo haybta hoose ay isla wadaagaan beesha Axmed Madoobe.

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise