Taliye Maxamed Isxaq

Madaxweyne Shariif Xasan Oo Magacaabay Taliyaha Nabadsugidda Degmada Baydhabo (Digreeto)

Taliye Maxamed Isxaq

Taliye Maxamed Isxaq

Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa wuxuu Digreeto ku magacaabay Taliyaha Hay’adda Nabad Suggida Magaalada Baydhabo.

Taliyaha cusub oo lagu magacaabo Maxamed Isxaaq ayaa noqonaaya Taliyaha Nabad Suggida degmada Baydhabo sida uu Madaxweynuhu ku cadeeyay Digreeto ka soo baxday Xafiiskiisa Magaalada Baydhabo.

Digreetada Shariif Xasan

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise