Siminaar Lagu Baranayey Wadanoolaashaha oo Maamulka Degmada Marka Loogu Soo Gabagabeeyey Muqdisho (Sawiro)

Siminaar lagu baranayey Wadanoolaasha oo ay soo qaban qaabisay hay’ad u adeegta Kaaba Mooryaanta habar gidir oo lagu magacaabo Tubta Nabada ayaa lagu soo gabagabeeyey Magaalada Muqdisho.

Siminaarkan oo socday mudo Seddax maalmood ah ayaa waxa ka qaybgalay Maamulka Cusub ee degmada Marka loo magacaabay iyo Odayaal ka kala socda beelaha Biimaal iyo Habar gidir.

Xubnaha Maamulka Marka matalayey ayaa waxa ka mid ahaa Xasan Cumurey Gudoomiyaha Maamulka, Maxamuud Maxamed Axmed Gudoomiye Kuxigeenka Arimaha Bulshada, , Shekh Maxamed Shekh C/raxmaan Gudoomiye Kuxeenka Maaliyadda degmada, Xuseen Maxamed Axmed Gudoomiye Kuxeenka Arimaha Qorsheynta , Xoghyaha Dowlada Hoose Mahad Maxamed Cali Shuuriye, Mucaawiye Axmed Muudey agaasimaha Samafalka Degmada Marka, C/raxmaan Yuusuf Boorde agaasimaha Waaxda dhul bixinta Degmada Marka iyo Odayaal aanan helin magacyadooda dhameystiran.

DSC5776-629x417 4s-629x4161 3s-629x416 2s-629x416

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise