Dhegeyso Suldaan Duureed “Cabdi Bile Xirsi Safarkaaga Waa soo Daahay Qubuuro ayaa Kasoo Horeeya Mooryaanta aad Soo Qaladiin”

Suldaan Mukhtaar Xasan Garmeele(Suldaan Duureed) oo ka mid ah Waxgaradka Beesha Biima ayaa ka hadlay war kasoo baxaya qab qablayaasha Habar gidir oo u qayla dhaamiyey Mooryaantooda meel kasta oo ay joogaan inay kusoo biiraan dagaalada barakicinta ah ee ay ka wadaa shabeelada hoose.

Suldaan Duureed ayaa dhankiisa ugu baaqay qabqable Maanta si weyn uga dhex muuqday Warbaahinta inuu soo de dejiyo Mooryaanta uu ugu baaqay inay dagaalka kusoo biiraan.

Dhegeyso.

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise