Daawo sawirada bilicda deegaano hoostaga degmada Jammaame ee gobolka Jubbada Hoose

Nimcada ilaahey noogu maneestay waa mid aan la soo koobi Karin,waxaan Ilaah uga mahdinaynaa inaga oo nasiibka u yeelanay in uu ilaah na maknsiiyo dhulka meelaha ugu barwaaqada badan .

Degmada jamaame waxa ay kamid tahay Jubooyinka meelaha ugu barwaaqo badan ,shacabka ku nool Degaanada hoos yimaada ayaa waxa ay u badan yihiin xoolo dhaqato Beraleey ,iyo ganacsato ,hadaba waxaan jeclaan lahaa in aad ila daawataan sawiro noqondoono kuwo aad  u soo jiita dareenkaaga islamarkaan ku farxad gelinaaya.

Wariyaha makacadey.com oo safar shaqo ah ku tegay deegaano hoos yimaada Degmada Jamaame Sida,Xayaawkuus,Laanshuule,Waawoole, Ceel dharawoole, iyo meelo badan .

20130102_185952

20130102_185958

20150116_081529

20150116_090641

20150116_090645

20150718_061102

20150717_211927

20150717_192024

20150717_211508

20150717_21155020150717_211902

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise