Heshiiska 2da Doqon Ee Somali Kadhashay Ku galeen Inay Cadawga Umada Soomaaliyeed Ujabiyaan Qawmiyada Geeska Afrika Ugu Badan …

BISMILLAAHI ARRAXMAANI ARRAXIIMI. ILAAH BA WEYN
WAXAAN UGU HORAYN UTACSIYEYNAYAA DHAMAAN QOYSASKII CIIDAMADA AMISOM AY EHELADOODA KU XASUUQEEN MAGAALADA MARKA EE CAASIMADA KOONFUR BARI STATE EE SIDA XAQDARADA LOOGU LAAYEY IYAGOO DEEGAANKOODII JOOGA KUWA KUTILMAAMAY SHACABKAAS ARGAGAXISO INAY YIHIIN EE SOOMAALIDA SHEEGANAYANA INAY OGAADAAN INAY UGA DHAMAATAY INAY MARKA NABAD IYO SOOMAALI NIMO UGU DHEXNOOLAADAAN OO LALA XISAABTAMI DOONO GOOR AAN FOGAYN INSHA ALAAH
Waxaan dhamaanteen umada Soomaaliyeed oo dhan lasoconaa dulmiga qaawan ee ay ku heshiiyeen siyaasiyiinta 2da beelood ee Abgaal iyo Ogaadeen oo ay kala matalayaan Cali geedi iyo Ahmed madoobe ujeedaduna ay tahay in ladulmo shacabka soomaaliyeed ee kunool Waamo iyo waaqdhoobay oo ah 2da wabi ee juba iyo shabeele intay maraan oo ah dhulka ugu qanisan uguna dadka badan ee Soomaali kunooshahay iyadoo ladulmayo shacabka kunool dhulkaas oo ah dad nabadeed oo sifiican ugu diyaar garoobay daba dhilifaynta cusub difaaceeda waana ilaahay mahadii maanta iyo 100 sano kahor inaysan isku mid ahayn oo aduunku xaga tiknoolajiyada xidhiidhka uu aad hore ugu maray si sahlana laysugu gudbiyo tuugada damacooda iyo khiyaanadooda.
Waxaa sanadkii 2013kii kadhacay muqdisho shir loogu magacdaray shirka dib uheshiisiinta jubooyinka kaas oo ay marti galisay xukuumadi raysalwasaare Saacid shirkaas oo buuqweyni kadhashay layskuna gacanqaaday iyadoo ay shirka dhexdiisa kudagaalameen odayaashii ergada Qawmiyada dir matalayey iyo odayaal iyo dhalinyaro beesha Hawiye ee xiligaas martigalinta gogosha dhigtay iyagoo isticmaalaya magaca dawlada oo shirkana kharashkiisa beesha caalamku bixinaysay nidaam qabiilna loogu abaabulay ayaa waxaa si xun isu fara saaray oo kuraasi isla dhacay ergooyinkii Dir iyo Hawiye ee shirka kaqaybgalayey taas oo sababtay in ergadii Dir ay shirka iskaga soo baxaan iyagoo xiligaas qabtay warsaxaafadeed ay ku qaadacayaan dhamaan Qawmiyada salaadiinteedii uga qaybgashay shirkaas oo uu hogaaminayo Suldaan xuseen xasan naaleeye oo ah suldaanka guud ee waamo kuwaasoo sheegay in qawmiyada Dir lagu dulmay shirkaas oo dulmigaasna ay wadaan 2da beelood ee aan kor kusoo xusnay ujeedada laga lahaa shirkaasna ay fashilantay.
Waxaa isla habeenimadiiba kadhacay shir ay kuyeesheen hotel muqdisho kuyaala 2da beelood ee Hawiye iyo Ogaadeen waxaana lagu heshiiyey in beesha Hawiye qaadato oo ay ciidan ahaan uqabsato shabeelada hoose ilaa kismaayo inta udhaxaysa xaga beesha Ogaadeena lasiiyey kismaayo ilaa Gedo wixii wabiga galbeed kaxiga waa khiyaanadii loogu talagalay in laysku diro beesha Hawiye iyo dadka dega koonfurgalbeed ee Dir,Digil&mirifle taasoo dabinkii ay si xun ugu dhex dhaceen beesha Hawiye siyaasiyiintoodu iyagoo filayey inay si sahlan kuqabsan doonaan Shabeelada hoose iyo jubada dhexe laakiin may noqonin siday moodayeen waxay afka ugaleen dabin weyn oo loo dhigay ciidamo udiyaar ahaa oo kismaayo ilaa muqdisho inta udhaxaysa inay difaacaan loogu talagalay ayey afka ugaleen waana lasoo riixay ilaa afgooye aakhirkii laysugu yimi taasoo burbur weyn ku keentay Dawladnimadii Soomaaliyeed ee curdinka ahayd waxaana Qawmiyada ucadaatay in Soomaaliya ayna dawladnimo madaxdeeda hada horboodaysa ee qabyaalada iyo eexda ku jira aysan dawlanimo umada kubadbaado oo xaq kudhisan wadin iyadoo taasi ay udheertahay dhiiga ladaadinayo inaysan ujeedin kuwa kufadhiya kuraasta madatooyada iyo raysalwasaaraha booskiisa ee ay qabiilo duulan kuyihiin taaso kicisay shacabkii dulmanaa ee qabyaalada lagula dhaqmay kacdoonkii shabeelada hoose wuxuu ugudbay Hiiraan iyo shabeelada dhexe iyo gedo iyo galgaduud waxayna maraysaa dawladnimadii in laga jeestay oo loo jeestay maamul qabiileedyo yaryar oo kukooban magaalooyin hal hal qabiil maamulaan oo aan ahayn wax soomaali matali kara xaalkuna uu yahay in shisheeye laysu adeegsado iyadoo cadaawad aan dhamaan doonin baryahaas la abuuray runtana ay tagi doonto akhirka in lagu burburo oo xaqu guulaysto.
Waxaa muhiima Shacabka Soomaaliyeed ee tirada badan ee daga wabiyada iyo guud ahaan Soomaaliya magaalooyinkooda inay fahmaan faa iidada dawladnimada lagu qabo ee ay Daalimiinta iyo Tuugadu isku dilayaan habeen iyo maalina isku haystaan inay weyn tahay oo dhaqaalaha,tacliinta,mashaariicda horumarinta iyo qandaraasyada iyo waliba seminaarada tabarada dibada deeqaha waxbarasho ee dalka loogu deeqo,shaqaalaha dawlada iyo xubnaha madaxda xafiisyadooda kashaqaysa iyo safaaradaha dibada,hayadaha caalamiga ah iyo kuwa dawliga ahba iyo bangiyada iyo cisbitaalada iyo shaqaalaha dekedaha iyo airportka muqdisho oo dakhliga ugu badan kasoo galo xukuumada iyo Amisom oo qayb qaadata waxaas oo faa iido ah waxaa qaybsada shakhsiyaad gooni ah oo beelo gaara oo masuuliyadii qaran u adeegsanaya boob qabiiladooda ay ugu adeegayaan kuna dulmayaan shacabka soomaaliyeed ee dulman ee aan haysan madax si sax ah wax ugu qabta oo cadaalad usameeya.
waxaana muhiima in Shacabka geeska afrika ee Qawmiyada ku aftirsadaa ay ogaadaan nidaamka dawladnimo ee kajira muqdisho wuxuu ugacan galay dad aan cadaalad iyo walaaltinimo midna ujeedin inay kula dhaqmaan Soomaali sidaas darteed hogaamintoosan oo sax ah inay kuhogaamiyaan laga sugayo Qawmiyada siyaasiyiinteed jooga Djibuti,Hargaysa,jigjiga iyo Diri dhaba,Mooyaale, inay Soo taageeraan Shacabka qawmiyada ee kunool Marka,Muqdisho,waamo iyo galgaduud si ay xaqooda Dawladnimo uhelaan dadka shacabka ah ee kale ee Soomaaliyeedna laga saaro dulmigay ku hoos jiraan ee Hoojiyey noloshoodi iyo mustaqbalkoodii.

XISBIGA SHACABKA GEESKA AFRIKA WUXUU UGU BAAQAYAA SHACABKA SOOMAALIYEED INAY U ISTAAGAAN XAQOODA DAWLADNIMO IYO JIRITAANKOODA UMADNIMO DUNIDA MAANTA WAA DAWLAD KUNOOL NINKII AAN XAQIISA SIYAASADEED DOONANIN WAA LADULMAYAA UMADANA WUU KAHADHAYAA IYADOO NOLOSHU AY SIYAASADA IYO DAWLADNIMADA ISUGU URURTAY GUUD AHAAN SHACABKA SOOMAALIYEED EE DULMAN WAXAAN UGU BAAQAYAA INAY XAQOODA DAWLADNIMO DHACSADAN OO AANAY ISKU HALAYNIN DAALIMIINTA IYO TUUGADA DALKA BOOBAYSA EE QABYAALADA USHAADH SIIBTAY BEESHA CAALAMKANA ADEEGSANAYA SI AY DALKA UGU QABSADAAN KALIYA.

GUDOOMIYAHA XISBIGA SHACABKA GEESKA AFRIKA
PHILOSOPHER: HAABIIL CABDI HAYBE.

info@markacadey.com

info@markanews.net

About the author

markacadey

Add Comment

Click here to post a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Current month ye@r day *

English Articles

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise

Dulmiga Xasan Sheekh Uu Ka Wado Sh/Hoose

Waxqabadkii AUN Maana Xaajow



Kaydka Markacadey.com