Ciidan Loogu Talagalay Inay Ka Howlgalaan Goobaha Laga Saaro Shabaab oo Muqdisho Tababar looga Furay (Sawiro)

Ciidan la sheegay inay ka howlgali doonaan goobaha laga saaro dagaalyahaanada shabaab ayaa waxa tababar ciidan looga furay Magaalada Muqdisho.

Askarta tababarka ciidan loo furay ayaa gaaray ilaa iyo 130 askari, waxaana tawabarka iska kaashanay Taliska boliiska Soomaaliyeed iyo Wasaarada amniga soomaaliya kuwaas oo marka howsha loo dhameeyo la geyn doono Degmooyinka lagala wareego shabaab.

IMG_4DE956-803461-337384-B903BD-918E82-5207DF

IMG_32DC47-CBD702-EDC05B-1DF8EE-7E8531-FF4F2A  IMG_B7CA5E-CD56BD-F280E5-5D7727-81C0B9-050527

IMG_AD52DF-32A1F6-0B2CF9-1E8EC8-D0EC5C-657D86 IMG_B9A900-B09637-BE732D-863BAD-390D6F-D51105 IMG_BDEACC-B67C2B-F9D8F7-3F2A42-7DE01B-7D2557 IMG_D1FA3E-3A4EE4-08A3A5-1DE1BA-271871-622C0F IMG_E0895C-529544-17574F-1C351A-0E2860-AF7425IMG_06CD4B-296166-962206-1C12CC-4E4D6B-74A376

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise