OLYMPUS DIGITAL CAMERA

Baarlamaanka Maamulka Jubba oo Maanta Ku Dhawaaqay Gudiga Doorashooyinka (Sawiro)

Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada hoose waxaa maanta kulan u yeeshay Baarlamaanka sida sharci darada ah ku dhisan ee Jubba islamrkaana dood ka yeeshay codsiga hogaamiyahooda axmed madoobe ee ku saabsanaa in waqtiga doorashada dib loo dhigo.

Baarlamaanka ayaa maangta diiday dhaqan gelinta codsiga Axmed Madoobe iyagoona ku adkeystay in doorashada ay dhacaeyso Maalinta loo asteeyey.

Intaasi ka dib ayaa Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Jubbaland Sheekh Cabdi Maxamed waxa ku dhawaaqay Gudiga doorashooyinka Madaxtinida Maamulka oo dhicii doonta 15-ka bishancgudigaas o ka kooban 9 xubnood.

Waa kuwan Magacyada Gudiga.

1. Xabiibo Max’ed Cabdulle Guddoomiye
2. Axmed Cabdixafiid Maxamed Guddoomiye ku xigeen
3. Xuseen Xirsi Axmed Xoghayn
4. Cabdi Maxamed Cabdi Xubin
5. Cismaan Xuseen Rooble Xubin
6. Bashiir Axmed Cumar Xubin
7. Xasan Xaaji Maxamuud Xubin
8. Axmed Ismaaciil Xubin
9. Cabbaas Cali Ibraahim Xubin

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

gudii_5

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise