Saraakiil Boliis ah oo Ka Socda Wadanka Nigei oo Muqdsiho Soo Gaaray.

Saraakiil ka socda Dowlda Wadanak Nigeia ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho kuwaas oo gaaray ilaa 19 Sarkaal oo xaga amaanka qaabilsan.

Saraakiishaas oo lagu sheegay kuwo ku takhasusay xaga Amaanka ayaa la shaqeen doona Ciidmada amisom gaar ahaan kuwo Boliiska ah, waxaana loogu talagalay inay dadaal ka geysan doonaan sidii loo hormarin lahaa amaanka dalka.

Ku xigeenka Ergayga Midowga Afrika ee Somaliya Lydia Wanyoota ayaa la kulantay Saraakiisha ka socotay Boliska Nigeria waxayna kula dardaarantay inay Khibaradooda uga faa’ideeyaan Booliska Soomaaliya si loo soo celiyo sharciga iyo ammaanka Somalia.

Taliska Boliiska Amisom ee Soomaaliya ayaa dhankooda soo dhaweeyey Saraakiisa Soo gaaray Muqdisho.

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise