Dastuurka Maamulka Jubba oo Maanta Lagu Ansixiyey Kismaayo (Sawiro).

Munaasabad Maanta lagu qabtay Magaalada Kismaayo ayaa lagu ansixiyey dastuur uu yeelanaayo Maamulka KMg ah ee Jubba kaas oo dhawaan lasoo gabagabeeyey qoristiisa.

Ergo gaareysa ilaa 300 oo loogu talagalay ansixinta dastuurka ayaa intooda badan haa ku ansixiyey, tiro yar oo ergada ahna ay diiday.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Jubba Cabdi Maxamed C/raxmaan oo ka hadlay ansaxinta Dastuurka ayaa waxa uu soo dhaweeyay codka aqlabiyadda ee lagu ansixiyey Dastuurka uu yeelanaayo Baarlamaanka Jubbaland.

Baarlamaanka lalaalay ayaa dhawaan lagu wadaa inay doortaan Madaxweyne cusub sida madasha Lagu ansixinayey dastuurka uu ka sheegay Gudoomiyaha Baarlamaanka Cabdi Maxamed C/raxmaan.

Maamulka Axmed Madoobe uu hugaamiyo ayaa dhegaha ka fureystay baaqyo kala duwan oo kasoo baxaya qaybaha kala duwan ee Soomaaliya kaas oo ku aadanaa in sharci ahaansha Baarlamaanka.

Jubland

Jubland1 Jubland2 Jubland3 Jubland4 Jubland5 Jubland6     Jubland92 Jubland93 Jubland94 Jubland95 Jubland96

Jubland7Jubland8

Jubland9Jubland91

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise