Dhegeyso Gudoomiyaha Xisbiga Kulan “Dowladaan Iyadaan Rabin In Shaqo La qabto”

Muxdiin Xaaji Maxamed Ibraahin oo horey xilal kala duwan uga soo qabtay Dowladihii KMG ahaa ee dalka soo maray hadana ah Gudoomiyaha Xisbiga Kulan ayaa ka hadlay arimaha doorashooyinka.

Muxdiin ayaa Dowlada fedaraalka ah ku eedeeyey mid aanan rabain inay qabato howlihii laga doonayey.

Dhegeyso.

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise