Madaxweynihii hore ee Puntland oo Maanta lagu Soo Dhaweeyey Garowe (Sawiro).

Madaxweynihii hore Maamulka Puntland Dr C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa maanta soo gaaray Magaalada Garowe ee Xarunta Puntland.

Faroole oo kasoo kicitimay Hargeysa ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey halkaasi waxaana markii uu soo degey uu sheegay inuu u yimid arimo qoys ku saabsan ka dib markii bilooyin ka hor la dilay Xaaskiisa oo uu dilay Wiil iyada ay dhashay.

Wuxuu sidoo kel sheegay in cid gaar ah aanu culeys ku ahayn islamarkaana safarkiisa arimo siyaasadeed ay ka fogyihiin.

Faroole

Faroole1 Faroole2 Faroole3 Faroole4 Faroole5

Faroole6

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise