Taliska Boliiska Soomaaliiyeed oo Isbedel Ku Sameeyey Taliyahay Boliislka ee Gobolka Shabeelad hoose.

Taliska Boliiska Soomaaliya Gen. Xaamuud ayaa isbedel waxa uu ku sameeyey Taliayaha Ciidanka Boliiska ee Gobolka Shabeelad hoose.

Ismaac  Taliyaha ayaa ku magcaawnaa Col. Ismaciil Axmid (Ismaaciil boliis) waxaana loo dhiibay Taliyihii hore ee xilka lagala wareegay ee Cabdi Dheere.

Taliyaha hada xilka waayey oo in muda ah diidanaa xil ka qaadista lagu sameeyey hase ahaatee dhawaan ayaa waxaa magaalada Marka uu ka raacay kolonyo Amisom ah oo lagu amray inuu raaco.

Capture

Maalmo ka hor ayaa la sheegay in si khasab ah Ismaciil boliis uu xilka ku wareejiyey isagoo aad uga xun.

Taliyaha Boliiska soomaaliya ayaa ah shakhsi ay si aad ah ay isku fahamsanyihiin Cabdi dheere hadana dib loogu celiyey xilkii hore looga qaaday.

Ismaaciil Boliis oo ku andacoonaya in laga xukumo Baydhaba islamarkaana xilka Muqdisho aan looga qaadi Karin ayaa ugu dambeyn isaga huleelay xilka Taliyah Boliiska ee Gobolka Shabeelad hoose.

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise