Sacuudiga oo ku dhawaaqay Xabad Joojin ka dhaqan gasha Yaman.

Madaxweynaha Dibada ka jooga Dalka Yaman ayaa warqad uu kaga dalbanaayo Dowladaha isbahaysiga ku ah Dagalaada ka dhanka ah Kooxda Xuutiyiinta ayuu ku sheegay in loo baahayahay gar gaari la gaarsiiyo shacabka Yaman oo dagaalada ku hoos nool

Boqorka Wadanka Scuudiga Boqor Salmaan ayaa aqbalay codsiga Madaxweynaha Yaman waxaana hada hakad ku jirat xbada ka socotay Wadamada isbahaysiga oo ugu horeeyo Sucuudiga.

Kooxha Xuutiyiinta ayaa dhankooda sheegay inay waxba ka ogeyn xabad joojinta lagu dhawaaqy iyagoona sheegay in xabad joojintaasi ay dan ugu jirto kaliya Kooxda ISIS iyo Alcqaacida.

Xabad joojintaan ayaa dhaqan geleysay Daafaha magaalada Cadan, waxaana lasoo sheegayaa inuu weli socdo dagaal.

 

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise