Deg Deg: Qarax Ismiidaamin oo lala eegtay hoteel ugu caansan hotelada magalada Muqdisho ku yaala

Waxa qarax ismiidaamin ah lala eegtay hoteel ka mid ah hoteelada ugu caansan kaas oo ku yaala magalaada Muqdisho.

wararka aan ka heleyno agagraaka Arboorka Adan Cadi ee magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in Hotel Jaziira oo u dhow Eerboorka
in lala beegsaday qarax ismiidaamin ah , waxa ka baxaya uuro madow waxana la maqlaya rasaas xoog leh.

Qaraxaas ayaa ahaa mid aad u culus oo laga maqlayay inta badan magaalada muqdisho, lama ogaan karo khasaaraha iyo sida dhabta ah oo ay wax u dhaceen.

Waxii warar ee soo kordha dib ayaan idika soo sheegi doonaa haddii uu Alla idmo

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise