Cali Khaliif Gallayr iyo Wafdi uu hugaaminayo oo Si Weyn Loogu soo dhaweeyey Cadaado( Sawiro).

Wafdi uu hugaaminayo Madaxweynaha Maamulka Khaatumo ayaa gaaray Magaalada Cadaado ee Gobolka Kalguduud halkaas oo si weyn loogu soo dhaweeyey.

Wafdi Cali Khaliif ayaa waxa ku jira Wasiiri, xillibaano iyo Mas’uuliyiin kale oo uu ka midyahay Madaxweynihii hore ee Maamulka Khaatumo indhadool.

Socdaalka Mas’uuliyiintana ayaa lagu micneeyey inay ka qayb geli doonaan Caleema saarka Madaxweynaha Galmudug oo Maanta lagu wado inay halkaasi ka dhacdo.

41868 321  512 galaydh

227

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise