Dhegeyso Nabadoon Fanax oo Si Kulul uga hadlay Dhibaatadii lagu xasuuqay Shacabka ku dhaqan Marka.

Nabadoon Maxamed Cumrar Fanax oo ka mid ah Waxgaradka Beesha Biimaal ayaa si kulul uga hadlay Weerarkii shalay Ciidamada Amisom ay laayeen dad shacab ah.

Nabadoonka ayaa ku tilmaamay xasuuqii shalay mid looga danlahaa umada Marka ku dhaqan uuna yahay qorshe laga soo shaqeeyey oo meelo fog fog ku xiran.

Waxaa sidoo kale eedeyn kulul uu usoo jeediyey Madaxda Dowlada Fedaraalka ee gabay Mas’uuliyada Shacabka ay u hayaan, wuxuuna intaa raaciyey Amisom lagula xisaabatami doono wixii shalay ay ka geysatay Marka.

Dhegeyso.

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise