Kooxda Daacish oo Soo Bandhigtay Wiil Bahaloobay oo Gowracaya Maxbuus ay Gacanta ku hayeen.

Kooxda Daacish ayaa soo bandhigtay Sawiro Muujinaya Wiil Da’ahaan aan qaan gaar ahayn oo Gowracaya Mid ka mid ah Maxaabiista ay gacanta ku hayeen.

Sawiro ay ku baahiyeen Baraha intarnedka ayaa Muujinaya Wiil 10 sano jir ah gacanta ku heysa Mindi ka dibna gowracaya Maxbuus kasoo hormuuqday Sawirka.

Ruuxaani ay gowraceen ayaa waxa uu ahaa kabtan diyaaradeed oo Suuriyaan ah kaas oo laga soo qabtay magaalada Homd ee Dalka Suuriya.

Kooxdan ka dagaalanta Wadamada Ciraaq, Siiriya iyo Wadamo kale ayaa inta badan soo bandhigta Muuqaalo Muujinaya siday u fuliyaan Xukunada kala duwan.

chil1

chil2 chil3 chil4 chil5 chil6 chil7 chil8

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise