Dhegeyso Shacabka Degmada Marka oo ka sheekeynaya Dhibaatada Amisom Maanta ay Geysatay.

Warbaahinta Dibada ayaa waxa la hadlay Mid ka mid ah ehelada Marxuumiintii Maanta ku geeriyoodey Xasuuqii Amisom ay ka geysteen Marka.

Waxa uu ka warbixinayaa sida arxandarada ah ee loo dilay walaalkiis iyo dhibaatada naxdinta ee loo geystay shacbaka.

Sidoo kale mid ka mid ah goobjoogayaasha Marka ayaa sheegaya in Ciidamda amisom ay kusoo talagaleen gumaadka shacabka.

Dhegeyso.

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise