Dhegeyso Gudoomiye Xasan Cumarey “Shacabka in la dhibaateeyo maahan Mid Marmarsiiyo loo helayo”

Gudoomiyaha Dibad jooga ah ee dhawaan loo magacaabay Degmada Marka Xasan Cumar Macallin oo Maanta ka hadlayey Dhibaatada Ciidamada Amisom ay ka geysteen Xaafadaha Degmada Marka.

Gudoomiyaha ayaa si kulul u weeraray falka ula kaca ah Ciidmada Uganda ay u geysanayaan shacabka.

Dhegeyso.

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise