Madaxweyne Shariif Xasan oo Magacaabay Lataliyaha Madaxweynaha ee Arimaha Islaamka.

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan ayaa u magacaabay la Taliyaha Madaxweynaha Arimaha Islaamka Ex. Xillibaan Cusmaan Buube Yuusuf Rooble.

Mudanahan oo horey uga tirsanaa jirey Baarlamaanka fedaraalka ayaa hada ah Wakiilka Ururka Mu’yamarka Caalamka Islaamka ee Xafiiska Soomaaliya ahna xubun ka tirsan ururkaas.

Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh aadan ayaa dhawaan booqdya Wadanka Boqortooyada Sacuudi arabiya.

Filo goordhow Digretada.

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise