R/Wasaaraha Xukuumada Fedaraalka oo Kulan La qaatay Waxgaradka Waqooyiga Gaalkacyo.

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Mudane Cumara C/rashiid Cali Sharma’arke iyo Xubno ka tirsan labada gole ee Dowlada oo ku sugnaa Gaalkacyo ayaa kulan la qaatay waxgaradka halkaasi ku dhaqan.

Wxagaradka ayaa siiyey Warbixino kusaabsan xaaladaha ka jira Deegaanada puntland iyo mowqifka ay ka qabaan maaulka Cadaado lagu dhisay.

R/wasaaraha ayaa warbixin kasii yeey waxgaradka uu kula kulmay Waqooyiga Gaalkacyo oo uu uga xog waramay safarkiisa, isagoona ku booriyey inay ka wada shaqeeyaan nabad ku wada noolaansho.

Ugu dambeyntii Wafdiga R/wasaaraha ayaa dib ugu laabtay Muqdisho, waxaana garoonka kusoo dhaweeyey Xubno ka kala tirsan labada gole ee Dowlada.

Galkacyo7

Galkacyo2

Galkacyo1 Galkacyo3 Galkacyo4 Galkacyo5 Galkacyo9 Galkacyo91 Galkacyo92

Galkacyo95

Galkacyo96

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise