Xafiiska Maxkamada Sare oo amar ku bixiyey in Lasii Daayo Cali yare.

Warqad Qoraal ah oo kasoo baxday Xafiiska Gudoomiyaha Maxkamada Sare Abukaate Caydiid Ilkaxanaf ayaa lagu sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan loo sii daayo Caci Cabdi Wardheere (Cali).

Warqadan oo ay ku saxiixanyihiin Ilkaxanaf iyo laba Garsoore oo kale ayaa in xarigan uu yahay mid aan sharci ahayn Xilli wadana aanu ku jirin Xaalada Deg Deg ah.

Qoraalka Maxakamada sare ayaa ah mid looga jawaabayey warqad cabasha ah oo ay gudbiyeen qareenada Tahliil Xaaji Axmed iyo C/kariin Maxamed Axmed.

received_10152939275642124received_10152939275802124

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise