Ogeysiis ku socda qurbajoogta Beelweynta Biimaal Iyo Adeerkood.

Dhammaan qurbajoogta beesha biimaal  ee ku wada nool aduunyada dacaladeeda waxaa la ogeysiinayaa in gudiga beesha Biimaal ay isuge yeertay shir deg deg ah.

Waxaa si xushmad iyo sharaf ku dheehantahay laga codsanayaa dhammaan qurbajoogta  rag iyo dumar inay ka soo qaybgalaa shirka dhici doona.

Shirkani waxa uu leeyahay muhiimad gaar ah iyadoo diirada lagu saari doono horumarinta deegaanka iyo dhibaatooyinka  ku soo  wajahan dadka iyo deegaanka.

Taariikhda  shirka uu dhicidoona waa isbuuca soo socda haweenka ay Sabtida soo galeyso 24.7.2015  saacadu waa 8:00pm ama laba saac habeenimo ee  geeska Afrika insha’allaah.

Goobtu waa  dhanka aalada isgaarsiinta  la xariir Xeydar luqmaan.

Ugu dambeeyn waxaa sixushmad , sharaf iyo karaamo leh la idinka codsanayaan inaad ilaalisaan waqtiga.

Waad mahadsantihiin.

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise