Madaxweyne Xasan Sheekh “Dhamaan Baarlamaanada Maamulada ka jira Dalka Waan aqoonsannahay” Sawiro.

Madaxweynaha Dowlada Fedaraalka Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlayey Munaasabad ay isgu yimaadeen Gudoomiyaha Baarlamaanka Fedraalka, Xubno ka tirsan Dowlada iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Galmudug ayaa sheegay inuu ku faraxsanyahay dhismaha Baarlamaanada Maamulada ka jira Dalka iyo kuw hada dhismaya islamarkaana uu aqoonsanyahay.

Gudoomiyaha Baarlmaanka Dowlada Fedaraalka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo isagana madasha ka hadlay ayaa u hmabalyeeyey Baarlamaanka Galmudug oo uu ku tilmaamay mid horumar sameeyey.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudugta Muranka uu ka taaganyahay Cali Gacal Casir ayaa tilmaamay inuu ku faraxsanyahay inuu la kulmo Madaxda Dowlada Fedaraalka.

66 76 85 94 118 215 315

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise