Askari Ka tirsanaa Ciidamada Boliiska oo Xalay lagu Dilay Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir.

Waxaa faafaahin dheeraad ah laga helayaa Dil xalay Kooxo hubeysan Degmada Wada jir ay ugu geysteen Askari la sheegay inuu ka tirsanaa Ciidamada Dowlada.

Dilka ayaa waxa ka dambeeyey kooxo ku hubeysan Bistoolado oo gurigiisa ku hor toogtay Nin Magaciisa lagu sheefay C/raxmaan Aashiikh oo degnaa Xaafada Xaawa taako ee Degmada Wadajir.

Kooxihi Dilka Geystay ayaa goobta isaga baxsaday ka dib markii ay hubiyeen Inay nafta dhaafiyeen Marxuumka ya xabadaha la dhaceen.

 

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise