Sawiro dheeraad ah oo laga soo qaaday Weerarkii Shabaabku ku qaadeen Xerada Leego oo lasoo bandhigay.

Warbaahinta ku hadashada Afka Xarakada Shabaab ayaa mar kale soo bandhigay Sawiro dheeraad ah oo laga soo qaaday Weerarkii Shabaabku ku qaadeen Xerada Ciidamada Leego ee Gobolka Shabeelada hooose.

Sawirada dheeraadka ah ayaa muujinaya Dagaalyahaaanada Shabaab oo qabsaday gaari gaashaaman oo ay lahaayeen Ciidamada Amisom oo ay saarnaayeen askar amisom ka tirsan oo ay dilaayaan.

Waxaa sidoo kale Sawirka ka muuqda Gaadiid u badan Booyado oo ay gubayaan Shabaab oo ay ka carareen Ciidamada Amisom.

Weerarkii lagu qaaday Deegaanka leego ayaa ahaa weerar khasaare badan geystay oo Dowlada Burindi ay qiratay in Weerarkaasi looga dilay 50 askari.

48

57 64 74 93 103 115 116 123 133 143 152 213 312

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise