Imaaraadka Carabta oo Maanta lagu Daldalay Gabar horey loogu Xukumay Xukun Daldalaad ah.

Maxkamad ku taala Imaaraadka Carabta ayaa Maanta oo isniin ah waxay uxkun dil ah ku fulisay Haweenay horey u dishay Haweeney kale oo ajaanib ahayd.

Ala’a Badar Cabdulah alhashemi oo ahayd 30 sano jir ayaa Maanta lagu fulisay Xukun qisaas ah oo horey ay ugu xukuntay Maxkamad.

Haweeneydan ayaa Mindi kiu dishay Haweeney u dhalatay Wadanka Rumaniaxilli ay ku jirtay Musqul ku taala Magaalada Caasimada u ah Isutagga Imaaraadka Carabta.

Haweeneydan Maanta la qisaasay ayaa sidoo kale dooneysay inay disho Haweeney dhalasha ahaan kasooo jeeda Mareekanka oo ay gurigeeda ugu xirtay Bambaanooyin hase ahaatee waxa ku guuleystay oo fur furey inta ay qarxin Ciidamada Amaanka ee wadnkaasi.

 

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise