Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu horkacayo oo lagu soo dhaweeyey Adiss Ababa.

Wafdi uu hugaaminayo Madaxweynaha Dowlada Fedaraalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu soo dhaweeyey Magaalada Adiss Ababa ee Xarunta Wadanka Itopia.

Safarka Xasan Sheekh Itopia ayaa lagu sheegay in halkaasi uu kaga qayb gali doono shir ku saabsan Maalgashiga Wadamada Afrika iyo Horu markooda.

Shirkaas oo ay soo qaban qaabisay Qaramada Midoobaya ayaa ah Shir caalami ah oo lagu hormarinayo adeegyada Caafimaadka, Beeraha,Ganacsiga iyo wadatashiga sidii loo heli lahaa iskaashi caalami ah oo lagu sameenayo maalgashiga Afrika.

Waxaa lagu wadaa inay ka qayb galaan Wadamo gaaray ilaa 30 dowladood kaas oo socon doona Mudo Seddax Maalmood ah, sida wararku tilmaamayana waxa laga soo saari doonaa qodobo muhiim ah.

Addis-Ababa4

Addis-Ababa Addis-Ababa1

Addis-Ababa2

Addis-Ababa6Addis-Ababa8

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise