Federaalkii Oo Musiibo Kunoqday Puntland & Ahmed Madoobe Oo Kismaayo Inuu Sharci Daro Ku Jooga Ogaaday Markay Itoobiya Usheegtay In Deegaankiisa Uuna Ahayn Jubada Hoose

Soomaalidu waxay kumaah maahdaa liq liq liqi waa baa xigta, hadii umada soomaaliya ay dulmi iyo sadbursi wax ku noqon lahayd xukuumadihii hore usoo maray Soomaliya iyo fawdadii kadambaysay dadkii dulmiga ku cashayn jiray ee kunoolaa xaqdararada kuligood iyagoo kaba la’ oo aan waxba faa’idin ayey kayaaceen dhulkii ay xaqdarada ku samaynjireen ee dadkana ka boobeen.

Maantana kuwo cusub oo shabeelada iyo muqdisho kaqaxay baa qaxoodii sii muuqdaa oo qofwalba maqlayaa qaxootiga gobolada dhexe usii socda halkay kuwaas Mareen buu Gaas iyo Madoobaha uu dhoobdhoobayo maridoonaan weyna ku bilaabantay dhibkii umada JUBADA HOOSE kunool lagu hayey ayaa xagii lagasoo abaabulayey kaqaraxday federaalkii xaqdarada lagu raadinayey ee sadbursiga maamul qoysas Isku reera lagu Wada magacaabay madaxweyne ilaa baarlamaan iyo kuxigeeno oo dadkii PUNTLAND deegaanka asal ahaan udaganaana lagu dulmay iyo kuwii KISMAAYO iyagoo qaxooti kuyimi shegtay maanta waxay ka faa’iideen majirto mid Galmudug baa dhulkii bar yeelatay oo loo sharciyeeyey midna magaalo qudhuu dhaafi la’yahay KISMAAYO iyadiina sharci daraad ku joogtaa baa Baarlamaankii Soomaliya ku codeeyey dulmiga inuusan faa’iido lahayn ayaanu halkaas ka aragnaa dhaqaalihii iyo Ragii ku dhamaaday dulmigaas isweydiin maleh waxaana halkaas nooga muuqda federaalka Ragii ku awr-kacsanayey maanta Nugaal iyo Bari oo Qawmiyadu badhleedahay baa ubadqabta ooy isugu soo urureen inkastoo aan Cadaado ognahay waxa lagu dhoobdhoobay inaysan sax ahayn ooy dulmi kale tahay hadana Daalim Daalim kalaa ilaahay kusalidaa oo burburiya maanta iyo Nasashadii Garoowe bil kahor Gaas iyo Xasan farqiweyn baa udhexeeya Diniduna waa intaas Qof walbana haku waano qaato dulmiga halkuu ku dambeeyo iyo khasaarihiisa iyo in xumaan lamaleego faa’ido darideeda xulafadii uu Gaas ku abaabulayey inuu xaqa Qawmiyada geeska afrika ugu badan duudsiyo oo niman kilinka 5aad kayimi dhulkii Waamo ee ab ka ab ku aftirsanayey Boqoratooyadii Waamo ee WARDAAY CALI MADAXWEYNE DIR inuu reer Qaxooti Soomaaliya ku ah oo 1964-1977 intii udhaxaysay usoo Qaxay Soomaaliya oo Afmadoow reerihii kusoo dhaweeyey ee WARDAAY in dhulkoodii inta Hubkii Dawladii mileteriga loosoo Qaatay Godob laga galay oo xoolihii iyo guryihiiba lasheegtay waa lasoconaa waana laga xisaabtami doonaa wakhti aan fogayn kuwa Garoowe jooga ee Dulmigaas garabtaagana ee waliba kusii darsaday inay dulmaan umadii Puntland Daganayd iyagana goor aan fogayn waa lala xisaabtami doonaa.

In dalka Soomaaliya niman magaalooyin kooban kaga nool oo aan deegaan badan dagin oo dhulka Qaniga ah ee wabiyada ee dadka ugu badani kunoolyihiin aan tuulo caanaha keenin hal degmana kulahayn in maalin walba ay mustaqbalka Soomaaliya ku ciyaaraan oo 4 qof intay meel kushiraan yidhaahdaa Soomaali iyo anagaa Siman oo marwalbana loo magacaabo xilalka sarsare ee Qaranka iyadooy joogaa 92% Qawmiyadihii ka ahaa Soomaalia oo aan xilkii madaxweyne iyo Raysalwasaare iyo gudaha, amniga iyo gaashaandhiga iyo 5tii ciidan ee Soomaali lahayd taliyeyaashoodii oo waliba kibir hadana kusii xadgudbaan umadii Soomaaliyeed oo wada dhooban 2016ka anagaa masiirka umada hagayna waxaas wax Rag ogolaadaan maaha in meel looga soo wada jeesto oo Dulmiga layska dulqaado waa arin Soomaali oo dhan utaal.

XISBIGA SHACABKA GEESKA AFRIKA WUXUU UGU BAAQAYAA UMADA SOOMAALIYED INAY KU MIDAWDO SIDII CADAALAD LOO HELI LAHAA FEDERAAL CAAFIMAAD QABANA LOO SAMSAYSAN LAHAA UMADA DEEGAAN WALBA DEGTANA LOO SIIN LAHAA XAQOODA OO DULMIGANA LOOLA DAGAALAMI LAHAA IN LOO MIDOOBO OO LAYSUGU BAHAYSTO TUUGADANA LAYSKA QABTO OO AAN MARNABA LOO TANAASULIN.

GUDOOMIYAHA XISBIGA SHACABKA GEESKA AFRIKA WUXUU KU BAAQAYAA CADAALAD IYO MIDNIMO IYO WALAALTINIMO AYUUN BAY UMADUHU KU HORUMARAAN TAASAANA SOOMAALI KU HORMARI KARTAA ILAAHAY HA INAWADA GARANSIIYO.

GUDOOMIYAHA XISBIGA SHACABKA GEESKA AFRIKA PHILOSOPHER: HAABIIL CABDI HAYBE

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise