Dagaal khasaaro geystay oo ka dhacay degmada Luuq

Wararka aan saaka ka heleyno ayaa sheegaya in uu dagaal culus uu ka dhacay degmada Luuq ee gobolka Gedo, una xadka Kenya .
Dagalamayaasha Al-Shabaab ayaa dagaal dhowr jaho ah ku soo weerareen degmada Luuq, halkaas uu ka dhacay dagaal kulul oo saacado qaatay, geystana qasaaro dhimasho dhawacba leh.

Saraakiisha ciidamada dawladda iyo kuwa Ahlu Sunna, ayaa sheegay in ay iska caabiyeen, isla markaasna ay dagaalamayaasha garsiyiin jab xoogan.
Xaalada degmada Luuq ayaa hadda degan, waxii ku soo kordha dib ayaan idinka soo sheegeynaa.

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise