Daawo Sawirada’’ Daacish oo qaab cusub oo naxariis darro ah u dishay rag ay ku heleen Dambiyo

Maleeshiyaadka Daacish ayaa soo bandhigay muuqaal iyo sawiro ka turjumaayo Maxaabiis xanuunsaneyd oo ay u geysteen dilal fool xumo badan oo aan horay looga baran.

Maxaabiista ayaa waxaa la sheegayaa inay ahaayen kuwo ay ku heleen fal dambiyeedyo islamarkaana ku dhex xanuunsaday Xabsiga, waxa ayna inta aysan dilin ka hor dhex galiyeen baraak uu ku jiray biyo.

Sidoo kale, Kooxda ayaa dilka Maxaabiista u adeegsatay qorayga loo yaqaab RPG, kadib markii ay saaren gaari nooca raaxada ah sidaana ay ku gubeen gaariga iyo Maxaabiistii saarneyd.

Kooxda Daacish ayaa inta badan fulisa dilal fool xumo badan oo argagax galinaaya Muslimiinta ku nool daafaha caalamka, waxa ayna noqonayaa Ururka ugu meylka adag kuwa xiligaani ka dhisan caalamka intiisa kale.








info@markacadey.com

info@markanews.net

About the author

author

author

Add Comment

Click here to post a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Current month ye@r day *

English Articles

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise

Dulmiga Xasan Sheekh Uu Ka Wado Sh/Hoose

Waxqabadkii AUN Maana Xaajow



Kaydka Markacadey.com