Daawo Sawirada : Cunsurigii dalka Mareeykanka Dadka Madoow ku laayay oo Sirtiisa la helay !!

Baaritaano dheer ka dib ciidamada FBI-da Mareeykanka ayaa soo helay sir badan iyo xog buuxda oo dhanka Aalada Internet-ka ah oo uu is ticmaali jiray Dylann Storm Roof kaas oo dhawaan gudaha dalka Mareeykanka ku qaarajiyay 9-Qof oo Madow ah .

Wiilkaan Cunsuriga ah oo sirta Qoraaladiisa la soo helay waxaa u badnaa Naceeybka uu u qabay dadka Madoow iyo kuwa Yahuuda ah wuxuuna sidoo kale doonayay in uu qaarajiyo dadka asal ahaan ka soo jeeda wadamada Laatiinta .

Arinta ugu yaabka badan ayaa eheed Dylann Storm Roof oo gubay Calanka dalka Mareeykanka kaas oo meel kasta ka taagay Calanka lagu yaqaan cunsuriyiinta . Dylann Storm Roof ayaa dadka Madoow iyo kuwa Yahuuda ku sheegay Qowmiyad xun oo u baahan in dhamaantood la laayo .





 

 

info@markacadey.com

info@markanews.net

About the author

author

author

Add Comment

Click here to post a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Current month ye@r day *

English Articles

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise

Dulmiga Xasan Sheekh Uu Ka Wado Sh/Hoose

Waxqabadkii AUN Maana Xaajow



Kaydka Markacadey.com