Dhegeyso dood kulul oo looga hadlay Maamulka Cusub ee loo Magacaabay Degmada Marka.

Laba Maailn ka hor Degmada Afgooye ee Shabeelada Hoose waxa lagu soo magacaabay Maamul Cusub oo ay yeelanayso Degmada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeelada hoose.

Waxa jiray mid ka mid ah Mas’uuliyiinta la magacaabay oo iska cisalay xilkii loo dhiibay ayaa waxa soo baxayey eedeymo kulul ee loo jeedinayo Mas’uuliyiinta Koonfur Galbeed, Odayaasha dhaqanka Shabeelada hoose, iyo qaar ka mid ah Wasiirada k/galbeed.

waxa imoo suuragashay in qaar ka mid ah Siyaasiyiin aamu u qabanay dood ku aadan Magacaabida Maamulka Marka.

Dooda oo ahayd mid aad u kul waxa ka qayb qaadanaya dad caan ka ah Shabeelada hoose iyadoona si kulul ay u weerareen Odayaasha iyo Wasiirada Shabeelada hoose.

Markacadey.com iyo Daadiyaha Dooda Saalax Kalgacal midna Ms’uul kama aha eeda loo soo jeediyey Odayaasha iyo Wasiirada, taasi bedelkeeda waxa qaadaya dadka dood ka qayb qaadanaya.

Dhegeyso .

info@markacadey.com

info@markanews.net

About the author

Naftaa-quur

Add Comment

Click here to post a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Current month ye@r day *

English Articles

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise

Dulmiga Xasan Sheekh Uu Ka Wado Sh/Hoose

Waxqabadkii AUN Maana Xaajow



Kaydka Markacadey.com