Dhegeyso Prof Gasbe oo aan la yeelanay Wareysi dhinacyo badan taabanay.

Waxaa inoo suura gashay in Wareysi dhinacyo badan taabanaya aan la yeelano aqoonyahaanka caanka ah ee in muda ah ku noolaa Wadanka dibadiisa hadana ku sugan Muqdisho prof. Xasan Sgeekh Cusmaan Gasbe.

Profisorka ayaa ka hadlaya siyaasada isjiid jiid badan eek a jirta Gobalad laysku yiraahdo Koonfur galbeed iyo qaabka loo marayo in wax looga qabto.

Waxaan weydiinay su’aalo kala duwan isagoona taxliilnaya Dagaalada Shabeelada hoose iyo ujeedada ka dambeysa.

Hadaba Waakan  Wareysiga Prof. Gasbe.

info@markacadey.com

info@markanews.net

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise