Dhageyso: Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa “Dowladda Somalia ayaa dhibaato ku hayso shacabka Shabeelaha Hoose”

Marka Cadey: Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa wuxuu ka tirsan yahay xildhibaanada fara ku tiriska ah ee ka soo jeedo Shabeelaha hoose oo xaqiiqada jirto aan la gambanin. Prof. Dalx wuxuu ka mid ahaa tiro xildhibaano  ah oo labo(2) maalin ka hor safar ugu ambabaxay degmada Afgooye, xildhibaan Dalxa wuxuu sheegayaa arimo murugo leh oo dowladda Somalia ay ku hayso xildhibaanada ka soo jeedo gobolka Shabeelaha hoose isagoo ka dhawaajiyey in dowladda Somalia ay u kireyn weysay gaari BUS ah si ay u booqdaan degmooyinka gobokooda halka xildhibaanada qaarkood dowladda Somalia ay u kireysay Diyaarado qaar kalena inta Baabuur waaweyn loo kireeyey gawaarida gaashaaman ee AMISOM lagu galbiyey.

Halkan ka dhageyso wareysiga Xildhibaan Dalxa

 

info@markanews.net               info@markacadey.com

info@markacadey.com

info@markanews.net

About the author

markacadey

4 Comments

Click here to post a comment

English Articles

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise

Dulmiga Xasan Sheekh Uu Ka Wado Sh/Hoose

Waxqabadkii AUN Maana Xaajow



Kaydka Markacadey.com