Madaxweynaha Soomaaliya Oo Booqasho Ku Jooga Shabeelada Hoose

Safar dhulka ah oo aan hori loo shaacin ayaa madaxwaynaha Soomaaliya ku tagay maanta gobolka Shabeelada Hoose gaar ahaan degmada no 50, waxaa madaxwaynaha safarkiisa ku weheliya Wasiirka Gaashaandhiga iyo saraakiil sarsare oo ciidan ka ka tirsan, iyada oo ay tahay markii ugu horeysay uu madaxweynaha socdaal dhulka ah uu ku tago gobolka Shabeelada Hoose isaga oo labisan dareeska ciidank qalabka sida.

In nkasta oo aan la ogeyn ujeedka dhabta ah ee safarka madaxweynaha laakiin sida aan wararka ku helaynu ayaa waxay tahay in madaxwaynuhu u tagay dhiirigelin iyo latashi uu la sameynayo madaxda ciidamada oo soo faarujiyay jiida hore ee dagaalka,gaar ahaan degmada Jannaale iyo degmooyin kale oo gobolka ka tirsan kadib dagaalo ay la galeen Xarakada Al-Shabaab oo tiro badan oo ciidanka ka tirsan ku dhinteen, kuwa kalena ay ku dhaawacmeen.

Madaxwaynaha oo hadda ku sugan degmada no 50 oo sii fiican loogu soo dhuweeyey ayaa wuxuu latashanayaa madaxda degmada iyo saraakiil ciidan oo halkaasi ku sugan, lamana oga inta uu qaadan doono safarka madaxwaynaha uu halkaasi ku tagay iyo halka uu u jahaysan doono ka dib degmada No 5o.

info@markacadey.com

info@markanews.net

About the author

markacadey

12 Comments

Click here to post a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Current month ye@r day *

  • walaahi waah fursad waah in latoogtaah eyga wacalkah ah wax lasto asagaah kadanbeyo waah in loo dhameyaah fursad waayeh lamacafiyo wacalka dameerow walahi in madaxisa lagatgo laber koton ayey aheed eyga dofoor dheh tuur waah tuug tuug dhaley

  • doofaar waayeh oo yahuud ah wacalkah oo dad keenah neceb maxaa logu ogaladey laberkoton waayo qofku ahuu kunaceb yahey naceebkisa waah latusaah. in ladiloo ayey aheed danyeerka dameerka wadijirey. next year nah wuu dhacyaah wadankanah sidaas ayuu dagalkah ujirayaah ilaaah yomaldiin in taah aan xaqeenah kaheleyno dagalkaas ayan wadenaah. balha arko mesha cagadhilayeen dad xaqa is lameed u ordaayo ayaganah wey ku dowlad layihiin

  • Ala miskiin sanaa kan webka qora dambi la aan ayaad tahy sida ilmo yar oo sabi ah. War heedhe dhiira galin maha waa dhoola tus. Dagaalka anigaa ka mas uul ah hadana anigoo dhar milatari xidhan ayaan idiiin imi weeye. Tan kale ciidamda janaale ayay faarujiyeeen aad leedahay ma ciidan qaran baad ku tilmaami in aad bukto. War heedhe maxad yarisoow ayaa hadal aan la fileyn ka soo baxay aad u odhan idinka webka qora miyaadan agaasime warka idinka eega lahyn. Inaaalilahi wa inaa ileyhi raajicuuuuun. Allow aqoon la aaan ha noo cadaabin. Subxaanaka yaa cadiim

  • EYGA EYGU DHALAY CIRAD BAQTI EH LEHYD MUXUU KASOO DONAY NO.50 WABA NAJAAZKA KADAN DANBEYA IN LAQIXIYO MAGAC QOWMIYADA DIRKA LAYIRAAHDO MEEL KASTOO AY DEGAN TAHAY KUNA SOO HUBEYA QABAA ILO HAWIYO AH KUNA MAGACAABAY CIDAN QARAN TANU WAA DHIRA GELIN WADNA MAQLI DOONTA NO50 AYUU RABAA HADANA IN UU DAB KUSHIDO NACALADA AFKA DHEER LEH EE QASHINKA AH
    KUDANAYSTA KANA DANAYSTA GUUUL BIYAMAAL KA XAQA ALA FAHANSIYAY IYO RER SH.HOOSE INTA AN DABADHAQ HAWIYA EHEEN WABILAAHI TOOFIIKH

  • Kkkkkkkkkkk waa wax lugu qoslo Dhiiro Gelin Kulahaa markuu cadaado Iyo Dhuuso mareeb

    Aadayo Dereska ciidanka muu xirto waa

    Dhoola tus Iyo Cadaawad ma ahan booqasho caadi ah reer Shabeelaha hoose degtoonaada oo ha ha isku haleynina Xasan Qoslaaye qeer iidiinma wado

  • kkkk so dhowow madax weyne shacabka sh
    h hoose ayaa ku hey dadka degaanka iyo ciidankaba jareerta melaha uun hakaso habaaraan

  • ————ARAGTI———–
    maxaa laga faa’iday madaxweyne xasan
    1-in dagaalkii beelaha ee 1991 dib usoo noqdo iyo xaasidnimadii iyo nacaybkii. dagaalkaasoo si gumaada uuga socda shabeelada hoose ee DKG ee soomaaliya iyo hiiraan.taasoo curyaaminaysa nabad kusoodabaaliddii soomaaliya iyo wax soosaarkii beeraha oo hoos u dhac ku yaamada nabad darada darteed.
    2-maamuladii kala ahaa puntland iyo maamulka sharciga ahayn ee galmudug iyo jubbaland iyo koonfur galbeed oo uu iska horkeenay madaxweyne xasan taasoo jaanis u ah ururka nabad iyo nolol diidka (UGUS) iyo nabad kusoo dabaaliddii soomaaliya.
    3-madaxweyne xasan waxaa laga faa’iiday dawladdiisa in laboobay dhulkii muhiimkaahaa ee dawladda dhexe lahayd ee muqdisha .dhulkaasoo ah xadiiqooyinkii ama jirdiinooyinkii bilicda muqdisha .jardiinooyinkaasoo ahaa (b)quruxdii muqdisha.(t)jardiinooyinkii lagu haasaawi jiray dadka sheekaysanaya .(j)jardiinooyinkii dhalinyaradu wax ku akhrisan jirtay.(x)jardiinooyinkii lagu nasan jiray (qaarkood feestooyinka lagu qaban jiray sida taalada daljirka daahsoon iyo jardiinada beerta xoriyadda ama sayidka iwm.(KH) iyo dhulkii adeega bulshada sida kaalimihii shidaalka iyo iskuulada iyo dhulalkaii muhiimkaa ‘haa ee dawladda dhexe ku lahayd muqdisha ,dhulkaas oo lasiiyay shakhsiyaad iyo shirkado .arintaasoo ah wax laga xumaado.
    4-madaxweyne xasan waxuu lunshay jaaniskii wanaagsanaa ee laga soo billaabo dawladdii marxuum cabdullaahi yuusuf taasoo ahayd furihii soo saldhigashada dawladihii soomaaliya ee caasimadda muqdisha. taasoo si awooda ku soo gashay muqdisha fariisinna ka samaysatay madaxtooyada soomaaliya iyo ayraboorka caalamigaa ee muqdisha saldhigatay ,dhaxalsiisayna dawladihii ka dambeeyay sida shariif shiikh axmed.
    qorshihii madaxweyne marxuum cabdullaahi yuusuf oo ay ka horyimaadeen dhammaan beelihii hawiye oo adeegsanaya borobogaandada tv universal.dawladdaas oo dhaxal fiican u reebtay dawladdihii ka dambeeyay.
    dawladdii shiikh shariif iyo dr gaas oo ku meelgaarkii xabsigaa’haa ka saaray soomaaliya shabaabna ka saaray meelo fara badan ee muqdisha iyo koonfurtaa soomaaliya.dawladdii shiikh shariif iyo dr gaas meel wanaagsan bay soomaaliya ayaduna gaarsiisay waxaana xukunkii kala wareegay 2012 madaxweyne xasan .doorashadaas oo ahayd doorashadii uugu horreesay soomaaliya soo marta intii burburku jiray .doorashadaas oo si nabada u dhacday .
    hadaba runtii waxaa muuqata dawladdii soo dhaxashay dawladahaas ee madaxweyne xasan waxaa muuqata inuusan qaban waxii laga rabay sida ka sifaynta haraadiga ugus iyo dhamaystirka dawladaha fadaraalka iyo in madaxweyne xasan nabadeeyo beelahii colaadu dhex martay iyo in dawladda dhexe soo jiidadato dawlad goboleedyadeeda iyo shacabkeeda intaba waxba kamuusan qaban .hadaba waxaa muuqata in madax weyne xasan uu ku wado soomaaliya burbur iyo xsillooni darro dalkii ka soo kaban lahaa colaada iyo dawlad la’aanta .madaxweyne xasan waxuu burbur iyo colaad ka abuurayaa dawlad goboleedyadii horay u dhisnaa sida dawladda puntland iyo jubbaland iyo koonfur galbeed oo shacabkeedii laxasuuqayo.
    gabagabadii waxaan dawladda xasan maxamuud iyo raysalwasaaraha awood darada ka muuqato kula talin lahaa in si degdega wax looga qabto arimahaan ,
    1-in colaada shabeelada hoose si dhakhsaa wax looga qabto iyo khilaafka iyo colaada laga abuurayo gobolada dhexe.
    2-in dawladda xasan shiikh maxamuud kawaantoowdo wax allaale waxii wax u dhimaya maamuladii horay u dhisnaa sida puntland iyo jubbalan iyo KG. wax mawada saxnaan karaan ,bal’se in dawladdu horey u socoto oo ay dhamaystirto maamulada dhiman ,waayo waxii khaldan marka wax dhismaan ayadaa iska toosmi doonta maadaama ay abuurmayso dawladda soomaaliya kolsoonaan maamuladeeda oo ay ka soo baxdo wax loo’aayo soomaali oo dhan.
    3-in dawladde dhexe wax ka qabato dhulkii dawladda dhexe ee la boobayo ee caasimadda muqdisha.iyo in dawladdu qorshe u samayso dadka soonoqonaaya dhul ama deegaan ay ka helaan caasimaddooda si aysan caasimaddu u noqon meel beelkaliya ay leedahay mustaqbalka dhaw ama fog oo aysan kamuuqan beelihii ka qaxay muqdisha 1991….(soomaaliya waxaa deeqda dowlad cadaalad iyo sinnaan u samaysa dadkeeda ).
    4-in dawladda dhexe iyo dawlad goboleedyadu sii socdaan shirarka iyo xiriirka aan ku dhisnayn munaafaqadda iyo beenta.oo ay kawada hadlaan masiirka dalka hooyo iyo in labadbaadiya jiritaanka iyo nolosha dadka soomaaliyeed kaasoo ku xiran in dawladda soomaaliya cagaheeda ku istaagto.
    -is afgarad ka dib in si degdega la’isugu dhafo ciidamada qaranka soomaaliya si loo helo hanaan dawladnimo oo ku dhisan ixtiraam beesha caalamkaa iyo wadamada dariskaa waayo dad aan lahayn ciidamo qaran ma noqonoyo dal hela ixtiraam ,manoqonoyo dal jira manoqonayo dal difaacda ciidiisa baddiisa iyo cirkiisa iyo shacabkiisa .manoqonayo dal aan lahayn ciidamo qaran dal aan waaynin fara galin dibadda uuga timaada noockasta ee cadawga khtartaa kaasoo leh kalaro kala gadisan .hadaba jiritaanka soomaaliya ee dawladnimo waxaa aasaas u ah in la dhiso ciidamadii qaranka kuwaasoo wata aaladda casrigaa ee ciidamada,adduunka maanta wataan ciidamadaas qaranku waa kuwo meesha kasaaray reer baa nagu sooduulay iwm kuwaasoo raas gaabooni iyo raas casayr ku samaynaya hub kadhigis soomaaliya.
    gabagabadii madaxweyne xasan waari meyside war hakaa haro ee badbaadi dadkaaga iyo dalkaaga ogowna aakhiro iyo adduun ilaahay wuu ku weydiinayaa masuuliyaddii aad u dhaaray 2012.
    wt

  • Xasan huuraale cirid case wuxu dareyska u so xidhtay wuu is ogyahy walhi tusaale taasi ayaa idinkugu filan.waayo cabsi xad dhaaf ayuu biimaaal ka qabay in ay kharikiyaaan. Cidii caqli leh ha fahnto wax kan webka qoro ha la cambaareeyo. Hadi kale mar dambe yuusan madaxweyne ku tilmaamin. Gunta gunta dhashy.

  • Dadow ogaada ceel ure hadii and maqasheen iyo hadii kale ceel ure waxey ugu baxda1953ayaa xasan sheq awowahiisa ayaa day doog xoolo LA so dega markaasi celkii fowdo Ku sameyay dabded rag halyaa ah ya u so baxa ul Laga so goyay GED jocoy LA dhahaayo dhunta jocorka Ku yaalo ayaa lagu dhifta kadib uwu dhinta awxowna Ku dhacau celka saas ayey ugu baxda ceel ure had a ayu aar gudsanayaa

  • kkkkkkkkkkkk Shalambood warkaas war macquul ayuu u egyahay xasan cirid dameer cuqdad baa madaxa kaweyneysay ileen wuxuu reer shabeelaha hoose nabad uGu diiday gaar ahaan beesha biimaal nacalatulaah caleyk yaa cirid dameer markiisii horeba qabiilka uGu xun abgal ayuu kadhashay waceesle qururunle cuqdadoole xaasid waceesle cuqdadooda madhamaato guunta gunta dhashay

English Articles

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise

Dulmiga Xasan Sheekh Uu Ka Wado Sh/Hoose

Waxqabadkii AUN Maana Xaajow



Kaydka Markacadey.com