Tacsi Tiiraanyo leh Sheekh Xasan Sheekh Zubeyr oo ku Geeriyooday Muqdishho.

Madaxda iyo Howlwadeenada Shabakada Markacadey.com waxay Tacsi tiiraanyo leh ay halkan uga dirayaan dadka kala ah.

Maxamed Sheekh Xasan Sheekh Zubeyr, Saciid Sh Xasan Sh Zubeyr, C/hi Sh Xasan Sh Zubeyr, Raxamo Sh.Xasan Sh.Zubeyr iyo Xaawo Sh.Xasan sh Zubeyr oo ku kala nool Dalka iyo dibadiisa oo aabhood Sheekh Xasan Sh Zubery Sheekh Maxamed oo Shalay ku Geeriyooday Magaalada Muqdisho laguna aasay Deg Numbar 50 waxay leeyihiin Samir iyo Iimaana allah ka siyo Ehelkii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday isagana janadii Fardowsa allah ka waraabiyo Aamiin inaalilaah wa’inaa ileehi raajicuun.

info@markacadey.com

info@markanews.net

About the author

Naftaa-quur

2 Comments

Click here to post a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Current month ye@r day *

English Articles

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise

Dulmiga Xasan Sheekh Uu Ka Wado Sh/Hoose

Waxqabadkii AUN Maana Xaajow



Kaydka Markacadey.com