Dhegeyso W/Kuxigeenka Haweenka KG Marwo Binti “Dad Dano Gaar Ah Ka Leh Magaalada Marka Oo Dhuuntooda Wax U Raadsanayo Ayaa …”.

Marwo Binti Ibraahim Cali Wasiir ku xigeenka Wasaarada Haweenka, arimaha qoyska iyo Xuquuqul insaanka Maamulka Koonfur galbeed ayaa ka hadashay arimaha Maamul u sameynta Magaalada Marka.

Marwo Binti ayaa sheegtay in ay jirto kala qaybsanaan xaga wasiirada ah oo ku aadan sida loo magacaabayo Maamulka laysku heysto ee Marko ay yeelanayso.

“Wuu jiraa is qab qabsi badan iyo kala jiidasho Wasiirada ah sababtoo ah dadku haday xisaabtamin waala xisaabinaa, gobolkan culays badan ayaa soo maray in si fudud faraha uu uga baxo wax la ogolaanayo maahan” ayey tiri Wsiir ku xigeenka Wasaarada Haweenka qoyska iyo arimaha xuquuqul insaanka.

“Dad dano gaar ah ka leh Marko ayaa daneenaya in Maamlkaas la magacaabo laakiin wixii ka yimaada iyagaa qaadaya mas’uuliyadooda” ayey warkeeda sii raacisay Marwo Binti.

Wasiirada Maamulka K/galbeed qaarkood ayaa ka gaabsaday inay ka hadlaan arinta ku aadan hadal haynta Maamulka halka qaarkoodna ay si cara leh uga jawaabeen taleefanadii aan ka wacnay.

Dhegeyso

info@markacadey.com

info@markanews.net

About the author

Naftaa-quur

20 Comments

Click here to post a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Current month ye@r day *

  • Marwo Binti Geesiyed mujaahidad ah baad tahay waxana u sheegayaa wasiirada biimaal in ay ku daydan wasiirad Binti Xafida laahu ilaahay baa jecel masuulka umadiisa u sheega Runta

  • Biiymaal waxey rag ku tilmayaan markey hadlayan gawadha ayaa dhaanta o walaaahi ah ee ha lo daaayo gawadhaan iyo waafoow markaasi guul wad gareysaan hadii kale tugtameysaan

  • Allow ku daa gabar xiniinyo leh iga dheh, rag badana ka roon afkaaga Alah ma gooyo. runta weligaaba sidaa uga hadal

  • Wasiiradeena maasha allaah geesiyad mow qof cad allaha ku barakeeyo si wacan baad u qeexay waxa jira waana sax in aragtida lagu kala diwanaado taasna waxbeey saxeeysaa odayaasha iyagaa deegaanka ka arimiya dhaqankoodi ah u daaya iyaga mahad sanid masuul sare ayaad tahay allaaya baarik fiikum

  • maaasha alaaaaaaah marwo binti ibraaahim noolow sida ad runta uga hadashey waa wax jiro rabiyow inaga qabo kuwa cuna raaca ah oo halgankii dheeraa hadafkiisii iney naga lunshaan rabo

  • Salaan ka dib Walaahi Gabartaan Benti 100 Rag ayay wax dheer tahay ilaah Ha dhowro.Hadey Caawo sidaa ku dhimato walaahi Janatul farduusa ayay Ku waareysaa insha alaah .Waayo Xaqii bay ka hadashay (Qul Xaq walow kaana Mur)Ilaah sw aayadiisa ayuu ku sheegay. Xaajiyo ilaah Boqol kaa dhigo.Caruurtaadiina Owlaad baari ah ilaah kaaga dhigo, ee Cadow ayaa jira oo Hadalkaaga Dhibaayo ee Dadaal Qofba maalintiisuu Dhintaa. Insha alaah Xaqa waa soo Daahiraa

  • Fadlan Qoraysha marka cadey waxan idika cossnsyaa in ad soo daysan comments an ka dhiibaney wasiirada waxay dhantaa kuwa isku haysta raga sida macalin abre iyo wiilka suldanka sheeganaya ee mooryanta hoosta ku wata

  • Si wanaagsan ayay Binti Ibraahim Cali u hadshay. Hase yeeshee arrinta Biyomaal looga fadhiyaa waxaa weeye inay sida dadyowga gobollada kale degan u xisaabtamaan oo ayagu cida maamulaysa magacaabaan. Tan aan Wasiirka hadalkeeda ku diidanahay waxaa weeye inay tidhaado “annagu maamul gobola loo sameeyo ku dedegi mayno” iyo waan maqlay “in maamul la soo samaynayo se naloomana sheegin, waxii dambi ka yimaadana cida soo magacaabaysa ayaa dusha u ridanaysa”.
    Waa mide waxaa loo baahan yahay in la dedejo in maamul ka yimid dadka gobolk la dhiso si looga hortago damaca kuwa doolaalka ka yimid iyo calooshooda u shaqaystayaa ay ku adeeganayaa. Ma ahan in Wasirada kooban ee degaanka loo magacaabay inay masiirka dadkooda iyo degaankooda ku halleeyaan Shariif Sakiin oo Habargidir maamulkiisa ka siiyay dadkii degaankan cad quureed u tuuray. Hadaan maamulka samayntiisa la dedejin waxaa iman ooayan dadka degaanku ayagu aayahooda ka tashan, waxaa dhici doonta in maamul wada Habargidir ah in Shariif Sakiin mar labaad dusha uga keeno.
    Hadii aad adinku tihiin wasiirada gobolkaan matalaya sidee ayaad u ogaan waydeen maamulka Shariif Sakiin in laga gado Afgooye.
    Ma aha in la sugu inta rreyo lagu saarayo ee waa in la arkaa in Biyomaal usoo jeestay dantiisa oo uusan cidna kula gorgortamayn.

  • maashaa alaah sacaatu alwaziir waxaa atahay geesi u damqatay dalkeeda iyo deegaanadeeda runtana ka sheegtay waxaan uugu baaqayaa kuwa danaha gaarka ah wata oo aan u daneyneenin dadkooda dhibaateysan iyo dhiiga kujaahidiinta aan ku xisaabtameynin ka jooga ayaan leeyahay hader sumcad ayaad shacabkiina ku dhexleedihiin u hiiliya maatada aad masuulka ka tihiin oo cadawga ha u xir xirina tariiq mugdi ahna hakategina inta wanaaga dadka reer sh/hoose ah u hogaaminaaya viva ayaan leeyahay

  • Maama binti Ale haku cizeeyo addun iyo aakhiro wax rag ka baqay ayaad iftiimisay.Ale subxana watacaalaaa cadawga hakaa qabto. Addun iyo aakhiro jano Ale hakaaga dhigo. Oo meesha aad marto malaa igata hakaa xishooto sidi cusmaan binu cafaaan. Ale haku soo salaamo sidi khadija bintu khuweylad. Damibgada iyo dambiga waalidkaa Ale ha idiin dhaafo. Amin . Sharif sakiinow iyo fiqi iyo mcln baroow xiligi biimaaal laga soo hore jeesanayay lama joogo. Waa xiligi biimaal loo baahan lahaa ayaa la jooogaa. Shariifow xukunka aad heysid dhiig fara badan ayaa ku daatay. Mujaahidin badan ayaa nafttoda iyo maalkoda ku waayay. Indhaha oo idil adi uun bey kuso eegayaan. Taasi ogow. Waxaad dooni so magacow lkn waan socon weynee aan orodno weeye warkaas.

  • Wasiirada waxay cadeeysay raga ineey hogaanka dumarka uga roon yihiin ee inta kale xilka iska soo dhiiba anaa idinka qabaheeno maxaa yeelay wasiirada hadalka ay ka haday iyo runta ay sheegtay Nin ka hadlo Ama sheego waala vwaayay mujaahidadeena allaha noo daayo guuleeyso waligaa jir oo joog marwo binti ibraahim cali mujaahidada warkaada horena waa u maqli jiray laakiin maantaan gareestay inaad geesiyad cod karyahay

  • Waxaan baadigoobayaa nin aan saaxiib ahaan jiray wadanka Libya 1979-1982 magaala tripoli iyo sabha markii iigu dambaysay wuxuu u shaqeynayey shirkad talyaani ah saxaraha sabha magaciisa uu ahaa Ibrahim ama Ibrow oo biyomaal ahaa qabiilka.hadii ninkaas qof garto samanka aan ka hadlana joogay ila soo xiriir nuradinalxaji@llive.ca ninkaas saaxiibkay ahaa waa isla soo jabnay.we were brothers indeed.

  • hada biyamaaloow ma beeraha habargidir ayaad rabtaan in aad af ku qaadataan ileen xoog wax waad ku qaadi weyseenee. mida kale waafoow iyo yariisow waa ka mamnuuc markacadey
    af waakoo mayliki aamee

    • Habargidir beer ay leedahay waa digir waana la yaqaan halkay ka bixi jirtay waa Ceelbuur, Wisil, Xarardheere iyo Sinodhaqo.
      Haa walaal Habargidir waxaa lagu haystaa waa beeraha ay boobtay: kuwii dowlada, kuwii Talyaaniga iyo kuwii dadka aad xasuuqdeen. Cida xaqa beerahaas xaqa u leh waa dadka degaanka ka soo jeeda.

      Hadii ay dowlad nidaam iyo kala dambayn wada la heli lahaa dhibkiina waa la soo afjari lahaa. Kuwiina ka soo hayaamay Galgaduud ee moodaya in hadii xoola dad aad boobtaan ay xalaal noqonayso markay ku caruur dhalaan maalin ay noqotaba xaqu feer ayuu ka dillaacin. Ilaa maalintaas laga gaarayo iska daldasha xaaraanta aad ku naaxdeen ee aad Muslimiinta dhiigooda ku qubteen. Beerihii mooska oo Soomali oo dhan ka dhaxeeyay hadii Culusow kaa saari waayay ha u malayn inaad dhaxal u heshay. HABIRGIDIR KU YEH!!

      Ogow beeraha Shabeelle lagu haysto iyo guryaha Muqdisha lagu bililiqaysta ilaa dadkii lahaa nabad Soomaaliya ka dhacda ka quuso.

  • habargidir waa idiin tureen wali idina fara saarin ee biyamaal direedoow gacanteena idinma qabatee nadaaya

  • Wasiirada walaashay sanadkaan biimaal ragiisa walax ay nagu haayeen adaa naga reebti hala ogoodo bimaal sanadaan naagihiisa aa howl ka eh oo gamuunkooda fara ku haastaan filaarta waala xooraa ninkii dhuuntiis ka adkaa waayi aaaa dhowaaa

  • hhhhhhhhhhhhhhhh waa yaab war heedhe maamulul g/w wu cusub yahay howlo badan ayaa hortaagan xitaa xildhawaandiisa ma so magacaawanin ilen wax walibo step by step waaye sax ina adeer yaalow ma jagaa idinka luntay koo kasto waxuu leeyahay gudoomiyaan ahay kkkkkkkkkkkkk horta meesha ad gudoomiye ad u noqon rabtiid STABILITY ma leedahay ok sual waa maxay gudoomiye or whats management

English Articles

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise

Dulmiga Xasan Sheekh Uu Ka Wado Sh/Hoose

Waxqabadkii AUN Maana Xaajow



Kaydka Markacadey.com