Qarax lala eegtay Kolonyo ciidamada Ammisom oo dhax marayay magalada Marka

Maanta ayaa magalada Marka qarax miino dhulka lagu aasay lala eegtay ciidanka Ammisom oo marayay magalada dhaxdeeda gaar ahaan suuqa dhuxusha.

Qaraxaas iyo rasaas ka danbeysay oo ay inteeda badan ay rideen ciidanka Ammisom ayaa wax khasaaro ah aan geysan sida aas noo sheegay weryaha Marka cadey oo ku sugan magalada Marka.

intaas ka dib ayaa ciidamada Ammisom  waxay soo qabqabteen rag badan oo lagu tuhmayay in ay ka danbeeyaan qaraxaas.

inta badan ayaa ciidamada Ammisom marka ay marayaan goobtaas iyo meelo u dhow dhow waxa lala begsadaa qarax oo marka qaar geysta khasaaro badan oo naf iyo maalba isugujiraan.

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise